KOHINOR
KOHINOR

Dhar casri ah

Dhar celis ah oo tayo leh garaman,funanado iyo surwaalo

KOHINOR waxay iibisaa dhar celis cusayb ah o casri ah — midabyo nadiif ah iyo naqshado fudud oo ku habboon maanta.

Dukaanka

Dhar celis cusayb ah

Fiiri dhar kasta oo KOHINOR ay bixiso. Dooro midka aad jeceshahay, ku dar gaarigaaga, oo dalbo halkan.

Maxaad KOHINOR u dooranaysaa

Fudud, nadiif, oo casri

Dhar xarago

KOHINOR waxay iibisaa dhar cusub oo casri ah oo loogu talagalay dadka doonaya muuqaal casri ah.

Midabyo casri ah

Midabyo nadiif ah iyo naqshado fudud ayaa ka dhigaya dhar kasta mid si fudud ugu habboon maanta.

Dalbo si fudud

Dooro dhar, ku dar gaarigaaga, oo dalbo. Wixii su'aal ah, nagala soo xiriir.

KOHINOR

Dalab

naftu ha xaragoote adna, jeebka u hur

Dooro dhar casri ah oo ka mid ah dukaanka KOHINOR, kadibna dalbo si fudud.

Dalbo hadda

Sida Dalabka

Sida loo dalbado

1

Dooro dhar

Fiiri dukaanka oo dooro dhar ku cajabiyey oo ku habboon adiga.

2

Dalbo

Ku dar qaypta aad doratay halkan — si fudud oo degdeg ah.

3

Xiriir iyo gaarsiin

Waxaan kula soo xiriiri doonaa si aan u xaqiijino dalabkaaga iyo sida loo gaarsiiyo.

Hoyga Xaragada Ee KOHINOR

Dooro dhar Kugu haboon oo KOHINOR ah.

Order Now

Nala soo xiriir

Nala hadal

Wax su'aal ah oo ku saabsan dhar ama dalab? Nala soo xiriir, waan kaa jawaabi doonaa.

Fariin noo soo dir

Waa habka ugu degdega ah ee aad nagala soo xiriirto. Soo dir fariin oo waan kaa jawaabi doonaa.

Send us a Message

WhatsApp

Ma jeceshahay inaad si toos ah ula hadasho? Riix hoos oo nagala soo xiriir WhatsApp.

Powered by Pludor